Puntland oo xirtay Masuul katirsanaa Somaliland oo diiday in uu dhankooda kusoo biiro

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa maamulka Somaliland oo diiday in uu kasoo goosto Somaliland kuna soo biiro dhinaca Puntland. Sida aan wararka ku helnay Ciidamada maamulka Puntland ayaa xiray guddoomiye kuxigeenkii maamulka Somaliland u qaabilsanaa  Badhan, Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus . Ciidamada Puntland oo gacanta ku … Continue reading Puntland oo xirtay Masuul katirsanaa Somaliland oo diiday in uu dhankooda kusoo biiro